Qeexid

"(dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin."

Qeexid Xigta

Qof deeqsi ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kariim oo kali ah:
  • Qaabkii uu u shahiiday Shiikh Xasan Al Banna ayaa waxaa nooga sheekanaya Ustaad Cabdikariim Masnuur oo habeenka la dilayay ahaa ninkii kaliya ee la socday kana bad baaday in uu dhinto balse dhaawac halis ah uu haleelay.
  • Anigoo ah Abdi kariim Barkhadle C/kariim oo jooga dalka Maraykanka kuna dhashay galbeedka Boorama, kana baxay iskuulka Camuud Sanadkii 1956kii, shaqadii ugu horaysayna ka qabtay DNR Somaliland magaalada Hargaysa 1957kii.