Qeexid

"Dab iyo biyo wax ku bislayn."

Qeexid Xigta

Biyaha iwm aad u kululeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kari oo kali ah:
  • Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in 8,000 askari oo ka socda dalka Nageria si dhaqso badan loogu geeyo Muqdisho, si ay gacan u siiyaan ciidamada ka socda UN-ka ee garabka siinaya DF, kuwaasoo laga yaabo inay iska horyimaadaan xoogagga Islaamiyiinta ah.
  • Marka aan ka faalloonayno gabayo qarniyo ka hor la tiriyey waxa cad in aynu ku hawltoobayno sidii aan u fahmi lahayn meerisyo ay ku taxan yihiin ereyo aynaan qaarkoodba fahmi karin.