Qeexid
Dhar jilacsan, midab leh oo qurxan oo haweenku qaataan. ld kirib.
Dhar jilacsan, midab leh oo qurxan oo haweenku qaataan. ld kirib.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (u) Geel dhalay oo ubadka xerada looga reebay.
Qeexid Xigta: (-bo, m.l) Warqad meel loo qoray koobiga ka hara.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Aburka kulaylka biyaha iyo wixii la mid ah soo saaraan.
Qeexid Xigta: (-rar, m.l) Cad wax lagu karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gabal yar oo harag, xaashi adag iwm. oo wax lagu karo.
Qeexid Xigta: Madax nirgood oo la cucubay oo hal lagu maalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Wax sameyntooda awood u yeelasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Meel dillaacsan wax ku dul tolid.
Qeexid Kale: (f.mg) Hoore burid. 4. (f.mg) Wax muggooda kordhin. 5. (f.mg) Moos iwm bislaansho. 6. (f.mg) Middi af yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dab iyo biyo wax ku bislayn.
Qeexid Xigta: Biyaha iwm aad u kululeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) Bir yar oo qaroofsan oo kolka farta dib loogu soo jiido, qarxiyaha ka wareegta, oo xabbaddu dhacdo; riishad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld reebe. Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad.
Qeexid Xigta: ld reebe. Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto.
Qeexid Kale: Hambo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -oday, -otay
Qeexid: Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: (f.g) Nafley ama wax kale wax ay la socdeen raaciddooda u diidid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U r.: farriin, lacag iwm cid meel u dhigid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka r.: cid fal xun oo ay samaysay ka celin. 4. (f.mg) Laba xaraf shaqal iskula xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xoogga roob u da'o una biya dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kar3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kari. ld karis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay.
Qeexid Xigta: K. ah: qof dirac ah.
Qeexid Kale: Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: karmo u yeelid.
m.dh
Qeexid: Geed-gaab aan qodax lahayn oo miro la cuno iyo laamo laga qoro fandhaalada iwm leh; hamir, himir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld karsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dab iyo biyo ku bislaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Awood u suurtaggelineysa qof inuu hawl si fiican u qabto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax kar leh ahaansho (maro, harag iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda.
Qeexid Xigta: Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.
Qeexid Kale: (-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]