Qeexid

"Martisoor weyn; diyaafad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karan oo kali ah:
  • "Lagama yaabo inaan aqbalno heshiiska lagu gaaray Jabuuti, waayo ciidamada Itoobiya waxay xoog ku qabsadeen dalkeena, waxa kaliya ee looga saari karana waa xabad" ayuu yiri Xasan Turki oo si caro leh u sheegay in Guddoomiyaha Isbaheysiga Asmara Sh.
  • Fadlan hadaba cidii gacan ka gaysanaysa waxi karankeda haku soo shubto account-ka Wasaarada Dhallinyaraada iyo Ciyaaraha Somaliland ee Dahabshil ay ku leeyihiin.