Qeexid

Cayil; buurran.

Qeexid Kale

Buux; badasho.

Qeexid Xigta

Xowliga wax leeyihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karaar oo kali ah:
  • Xeerka labaad ee Niyuutan (inertial mass)haddii isku darka xooga ku faln walax aanu le’ekeyn eber, walaxdu waxa ay yeelanaysaa karaar saamigal quman ku ah laxaadka iskudarka xooga iyo jihaddiisa.
  • Walaxda m awooda F,Karaarta a Waxa ay kusiineysaa F/m.