Qeexid

"(dii.) Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan."

Qeexid Xigta

(-ooyin, m.l) Arrin la yaab leh oo aan lagu fasiri karin xeerarka dabiiciga ah, oo Eebbe ku mannadeysto awliyadiisa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karaamo oo kali ah:
  • Isaga oo arrintaa ka hadlaya wuxuu yidhi; “Khilaafka waxa keenay xubno sar-sare oo karaamo naga mudan oo aaminsan inaan SAHAN haysan dhaqaale iyo siyaasiyiin culus, iyagu is eegi maayaan inay yihiin kuwa ugu cul-culus ee rag kale ayay eegayaan.
  • Ma ahayn mid kacdoon iyo karaamo ilaashi ku dhiiri galinaysay.