Qeexid

"Cid karaamo siin (Eebbe)."

Qeexid Xigta

Cid xurmayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga karaamee oo kali ah:
  • Waxuuna karaameeyay Imaamu Axmed ibnu Xanbal, waxa uuna u diray hadiyado iyo dhaqaale, balse Imaamka wuu diiday qaadashada wixii loo soo diray.
  • Markii uu Abraha arkay Cabdul Mudhalib iyo haybaddiisa, wuu weyneeyey, wuuna ka karaameeyey inuu hoostiisa fariisiyo, asaguna carshiga ku fadhiyo.