Qeexid

Waqti u cuntama arrin ama hawl la qaban lahaa; fursad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kansho oo kali ah:
  • Kansho umaannaan helin in aannu samaynno isbarbardhig buugaagta dambe iyo labadaas ka horreeyay, waana arrin u furan dadweynaha in la sii derso.
  • Markaas buu ifka ka jiciirtay, iyada oo aan nala ogeysiin, kansho lagu sagootiyana aan nala siin!