Qeexid

kansarka dhuuxa m.l (daaw.) Cudur ay sababaan unugyada dhiigga ee cad cad markay aad u bataan. Cudurkani dhiig yari ayuu keena beeryaraduna way ballaadhataan. Noocyada kala duwan ee unugyada dhiigga cadcadi markay bataan, waxay jidhka ku ridaan noocyo kala duwan oo kansarka dhuuxa ah. Cudurkani wuxuu keeni kaara dhimasho.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kansarka oo kali ah:
  • Waxey tani khuseysaa oo kale dumarka ey ku dhaceen xinjir dhiig, kansarka naasaha, wadno istaag, wadno xanuun kale ama cudduro halis ah oo ku dhacey beerka.
  • Tusaale cudurradaas ka mid ahi waa kansarka.