Qeexid

"(-rro, m.dh) (daaw.) Buro xume oo dhan ha ahaado “karjinome” ama “sarkoome” wuxu ka sameysmaa unug oo si aan caadi ahayn oo dhakhso badan u qaybsama, kasoo dabadeed dhex gala oo burburiya (xubnaha) soohayaasha ku ag dhow. Waxa dhacda in unug ka mid ah burada uu raaco dhiigga ama liinfada oo ku beermo meel kale oo jirka ka mid ah (metastasis)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kansar oo kali ah:
  • Macluumaadkan iyo sawirkaba waxaa laga soo ururiyay Buuga Waxaa tifaftirtay – Linda Perrin Maadaama uu Kansarku yahay cudur la kooxa boqol cudur oo kale malaha sabab keliya oo la yidhaahdo way keentaa ama way sababtaa.
  • Kansar waa Cudur khatar ah oo lagu dhinto.