Qeexid

"Ur xooggan oo meel ka soo baxa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kankan oo kali ah:
  • Markankan ayaa noqonaya kii ugu mududa dheeraa ee ay haystaan kooxaha burcadbadeeda ah, waxaana weli ku harsan gacantooda in ka badan 10 markab oo dhamaantood laga doonayo lacago madaxfurasho ah.
  • Solano waxa uu sheegay in Midowga yurub uu 15 milyan oo Yuuro ah ugu deeqay howl galka nabad ilaalinta ee Somalia, ayada oo Mareykankana uu taba rucay 14 milyan oo Doollar.