Qeexid

"(-do, m.l) Meel dhisan oo ay masiixiyiintu wax ku caabudaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaniisad oo kali ah:
  • Dad baa waxay sugayaan, haddii Ilaah gaarsiiyo, sida Fidel loo duugi doono, in kaniisad la geyn doono meydiisa iyo in kale.
  • Senator Obama, inti uu ku jiray tartankii xisbiga dimuqraadiga dhaxdiisa waxaa ka horyimid turun-turooyin badan oo ay kamid ahaayeen fadeexad la xidhidhay nin wadaad ka ahaa kaniisad uu senator Omaba xubin ka ahaa mudo dheer oo labaatansano gaadhaysay.