Qeexid
(c. nafl.) Naasley lugaha dambe ku socota, uurka ku leh kiish ay ilmaha ku qaadato, oo ku nool Ustaraaliya.
(c. nafl.) Naasley lugaha dambe ku socota, uurka ku leh kiish ay ilmaha ku qaadato, oo ku nool Ustaraaliya.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax badan is dul saarasho. ld karooro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (kaman, m.l) Baruur fuusha kelyaha korkooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
mu.ti.l
Qeexid: (kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
ti (tilmaame) - tilmaame (demonstrative) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
dk.ti.l
Qeexid: Dibkabe tilmaame oo magac dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
ti (tilmaame) - tilmaame (demonstrative) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]