Qeexid

"(c.nafl.) Cayayaanka duula nooc ka mid ah oo qaarkeed ay keento cudurro xunxun oo ay duummada ka mid tahay; dhilmaanyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaneeco oo kali ah:
  • Hase yeeshee waxaa jirtay in abwaan Xasan, Maxamed Maxamuud Ismaaciil “Kaneeco”, Axmed Shire Cali “Baandey”, Axmed Xasan “Axmed Libaax “ ay wada sameeyeen 1970 dabayaaqadiisii ruwaayadii la odhan jiray “Laanta sare iyo laaca aragtayee Laagga ma ogayd”.
  • Hay’adda African Development Trust (ADT) ayaa waxay gaarsiisay dadka ay waxyeellada u gesytgeen fatahaadihii dalka ka dhacay kaalmooyin isugu jira Raashin iyo maro-kaneecooyin, waxaana ka faa’iidaystay kaalmooyinkaan kumannaan Soomaali ah.