Qeexid

"(-llo, m.dh) Laag ama far biyomareen ah oo beeraha lagu waraabiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kanaal oo kali ah:
  • GSM:ka wuxuu kaga duwanyahay teleefonadii gacanta ee ka horeeyay dhinaca siinyaaleyta (signaling) iyo kanaalada codka oo ah kuwo dhigitaal ah, taasoo keentay in loo aqoonsado jiilkii labaan (2G, Second Generation) ee sigaarsiinta teleefonada gacanta.
  • Dawladaha Ingriska, Fransiska iyo Talyaanigu waxey tartan ku soo galeen Geeska Afrika oo noqotay meel istraateeji ah ka dib markii la furay kanaalka Suez 1869.