Qeexid

"(kaman, m.l) Baruur fuusha kelyaha korkooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kan oo kali ah:
  • Gaashaanbuurtii NATO oo markan ismahadisay ayaa isu xil saartay ilaalinta nabadda iyo ammaanka adduunka si ay qiil ugu hesho jiritaankeeda mar haddii lidkeedii Warsaw meesha ka baxay.
  • Xoghayaha arimaha dibada ee Mareykanka Hillary R. Clinton ayaa Sh.