Qeexid

"kamma'1 m.l.fk Wax aan kas ama ula kac loo falin. ld kama'1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kamma oo kali ah:
  • Maxkammada Sarena sharciyan xaq uma laha ay muddada ugu kordhin karto golayaasha baarlamaanka, distoorkuna awood uma siinayo arrintan, waana qayra-distoori.
  • Waxa taas si toos ah u xaqiijiyey Guddoomiyaha Maxkammadda Sare oo sheegay in dad badan lagu xidhay sharci darro, oo loo adeegsaday "Xukunka degdega ah".