Qeexid

"Cabbid horaadda xoolo ooman."

Qeexid Xigta

Rabitaan saa'id ah oo cunto iyo cabbitaan loo qabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kamiin oo kali ah:
  • Ciidamada Ethiopia iyo kuwa DF ayaa lagu soo waramayaa in ay isku fidiyeen xaafada Wardhiigley Cali Kamiin, Baar Ayaan taasoo sahashay in ay isku furanto xarunta Xisbiga ilaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.
  • Dhanka kale waxaa iyana khasaara laga soo sheegay xaafadda Cali Kamiin oo ay ku soo dhaceen Madaafiic aad u xoogan kuwaas oo la sheegey in ay ahaayeen kuwa labada dhinac is-weydaarsaden.