Qeexid

(-iyo, m.l) Hay'ad madax bannaan oo ku hawlan hawlo ganacsi, cilmibaaris iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kambani oo kali ah:
  • Haddaba, qabniin-qasankan oo aan la ogayn dawlad kaalmo inoo siisay iyo kambani soo saara toona, ayaa sababaha loo kala garan la’yahay Xille-bilaalnimo xagga raga ah iyo xishood-daro xagga dumarka ku dhacday.