Qeexid

"(-llo, m.dh) Agagaarka aqalka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kambal oo kali ah:
  • Safiirkii Baqdaad u joogay dalka Raashiya iyo laba nin oo kale, ayaa dhaawac hallis ahi kaga dhacay isagoo maraya kambalka Baqdaad.
  • Waxaa iyaduna ka soo kacday geedkii ay rarada ku samaynayeen gabadh ka mid ah dumarkii oo iyana markaa daniday in degmo aanay weli ku maqnayn didmadii baraarka, balse ka shakiday in degmo ay cid kula kulantay kambalka.