Qeexid

"kama'1 m.l ld kamma'1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kama oo kali ah:
  • Wasiirka warfaafinta dowladda KMG ah Cali Jaamac Jangeli ayaa si kulul u weeraray Maxkamaddaha Islaamiga isagoo ku eedeeyay iney ku xadgudbeen qodobadii heshiiskii Khartoum ay ku gaareen, wuxuuna ku tilmaamay iney wadaan dhul ballaarsi.
  • Dal dimuquraadi ah kama dhacdo in madaxweyne keli iska magaabo ciddii uu doono.