Qeexid
U k.: xooluhu inta ay biyaha ka qadayaan xisaabin.
Qeexid Xigta
Wax riman sidkooda u maalmo tirin.
[-iyay, -isay]
kaltiriyay
kaltirisay
f.mg2U k.: xooluhu inta ay biyaha ka qadayaan xisaabin.
Wax riman sidkooda u maalmo tirin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg kaltiri. ld kaltiris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kaltirin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Hawl iwm. qabashadeeda miilaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb qaybiyaa saman-saman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waa; goor; sano.
Qeexid Xigta: Miile.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hiyi; laab; qalbi.
Qeexid Xigta: Lafaha dhudhammada midkood.
Qeexid Kale: Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kaltan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dab iyo biyo wax ku bislayn.
Qeexid Xigta: Biyaha iwm aad u kululeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid.
Qeexid Xigta: Gabay, hees iwm curin.
Qeexid Kale: Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
qr.fk
Qeexid: Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid.
Qeexid Xigta: Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld keli2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: kale s. 1. Dheeraad ah, aan la mid ahayn. 2. Oo k.: sidiis, camal. Tus. “Waa aabbihiis oo kale”. ld aleto.