Qeexid

"ld kalsoonaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalsooni oo kali ah:
  • Kulanka maanta ayaa lagu wadaa in codka kalsoonida loogu qaado heshiiskaas ayaa waxaa kasoo horjeestay xildhibaanno badan oo ka tirsan baarlamaanka, iyagoo wacad ku maray inaysan ansixin doonin heshiiska.
  • Ra'iisul wasaaraha haysta kalsoonida Baarlamaanka oo shirkaas ka qaybgalay ayaa waxaa lagu soo gabgabeeyay in maalinta berri ah la hordhigo qodobadii shirkii Jabuuti si looga doodo loona ansixiyo.