Qeexid

"eeg kalsoon. ld kalsoonaansho, kalsooni."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalsoonaan oo kali ah:
  • Waxa kale oo u baahan in hoosta laga xarriiqo in kaydka sooyaal (taariikheed) ee uu ku kalsoonaan karo qabiil gaar ahi yahay kiisa oo isla markaana ay ka marag kici karaan qabaa’ilka ku hareeraysan (ood-wadaag iyo isir-wadaagba).
  • In la sameeyo guddi qaran maadaama ay maxkamadda sare lagu kalsoonaan karin, oo uu magacaabay madaxweyne Rayaale guddigaas oo baadhis samayn doona.