Qeexid

"Ku k.: aan dareen ka qabin ama aaminsan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalsoon oo kali ah:
  • Lama oga in Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ay aqbali doonaan is-casilaada wasiiradan oo ka soo wada jeeda beel qura, iyadoo arintan ay ku soo beegantay xili maanta Baarlamaanka uu ku guul dareystay inuu codka kalsoonida siiyo xukuumadda cusub.
  • Si cad looma qeexin, sababaha keentay dhaqaale yaraantaa, hase yeeshee waxay warar laga soo xigtay illo lagu kalsoon yahay tibaaxeen in wax is-dhaafdhaafin xoog leh oo hay’addaa saameeyay ay qayb ka tahay arrintaas.