Qeexid
Niyad dabacsanaan raxmadi ku jirto.
Qeexid Kale
Adkaysi yari.
Qeexid Xigta
Fuleynimo.
Niyad dabacsanaan raxmadi ku jirto.
Adkaysi yari.
Fuleynimo.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -glaa, -glayd
Qeexid: Wax niyad debecsan oo raxmad badan ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax cabsi badan ahaansho (qof).
Qeexid Kale: Wax adkaysi yar ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh eeg kalnugul. ld kalnuglaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nafley dheddig oo abaahida ama galmada horeba ku rinta; tiblabood. ld qarnugul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld kalnuglaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: X. ah: xoolaha intooda tabarta yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan.
Qeexid Xigta: ld beernuglaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Geedaha intooda lafta jilicsan, abaarta u adkeysi yar ee si sahlan loo tallaali karo, mirihiisa dhaqso u bislaadaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]