Qeexid

"Wax fulintoodu ay dhib tahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kallif oo kali ah:
  • Wiilka se labadiisa waalid waxay ahaayeen mu’miniin, waxaana ka cabsanay in uu ku kallifo xadgudub iyo gaalnimo, waxaana doonay in Rabbigood ugu badalo (mid) ka khayr badan daahirsanaan, ugana naxariis dhaw.
  • Ha igu kallifin in aan kuu gacan qaado!"