Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Nin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalkaaliye oo kali ah:
  • Guddoomiye ku xigeenka oo ka hadlaya munaasibadda xidhitaanku wuxuu dhakhaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha ku guubaabiyay in si waddaninimo leh ugu hawgalaan tallaalka carruurtooda.
  • Isbitaalka Burtinle waa mid gaboobay oo aan wax shaqo ah lagu qaban mudo dheer, mana jiro dhakhtar ama kalkaaliye caafimaad oo caawin kara dadka dhaawacma ama xaalad gurmad ah u baahan.