Qeexid

"(-ooyin, m.l) Qof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalkaaliso oo kali ah:
  • Kalkaalisooyinka iyo shaqaalaha kale ee ka shaqeeya adeegyada caafimaadka dareerayaasha jidhka ee dadka buka, waxa lagu tababaraa sidii ay uga taxadiri lahaayeen inay aafadu u soo gudubto.
  • Kalkaalisooyinka iyo shaqaalaha kale ee ka shaqeeya adeegyada caafimaadka dareerayaasha jidhka ee dadka buka, waxa lagu tababaraa sidii ay uga taxadiri lahaayeen inay aafadu u soo gudubto.