Qeexid

"(siyaa.) Dawlad keli talis ah, waa nidaam dawladeed ee xisbi keliya waddanka xukumo, oo aan u oggoleyn kooxo ka soo horjeesta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kali-talis oo kali ah:
  • . Waxayna ila tahay anigoo cabiraya aragtidayda iyo qibrada aan u leeyahay xaalada, in haddii kali-talisnimo lagu dhaqaaqo ay keeni doonto fowdo iyo xasilooni la’aan hor leh.
  • Markii xukumadihii kali-talisnimo iyo caburis laga kari waayay, taas oo ay gacan ku siinayaan dawladaha reer galbedka, waxaa sameymay kooxo Islaamiyiin ah oo xanaqsan oo qoragooda garabka saartay, go’aansadayna iney xoog wax iskaga celiyaan.