Qeexid

"ld kalgacal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalgacayl oo kali ah:
  • Iftiinka iyo quruxda wajigiisa ka soo kaahaya ayaa kalgacayl hor leh kugu abuuraya.
  • Wuxuu ku sii naallooday kalgacaylka laabteeda ku aasnaa ee ay khasabka kaga soo saartay kurbadan kadiska ah.