Qeexid

"Rabitaan iyo qaddarin qoto dheer oo cid loo hayo. ld kalgacayl."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalgacal oo kali ah:
  • Wakiilka Riise Mr Einar Baardson waxaa kale oo hadaladiisa ka mid ah "waxaa xaqiiqa inuu la sii joogo doono, Liverpool, waa wax kalgacal leh hawlaha milatarigu, laakiin sanado ayay ku qaadan doontaa in ay helaan si ay hawshaas ugu diraan".
  • Xaalladan ba'an ee aad ku jirtaa inta ay baqasho igu abuurayso in ka badan waxay igu kordhinaysaa kalgacalkii aan kuu qabay.