Qeexid

"Hadal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kalaan oo kali ah:
  • Sidii neef dibboodoo kalaan, dulugle rooraaye Duhur iyo allayl oohin baan, dhabanka duugaaye Duufaan xagaa baan anoo, dagan ka yuusaaye.
  • Sida ay hooyadaas u kala garato ilmaheeda mataanaha oo kalaan u kala garannaa mujaahidiinteenna.