Qeexid

"Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid."

Qeexid Xigta

Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Way kala tegeen. Kalluunka yaa kala yaqaan?”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

qurub naxwe,

qurub / particle

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kala oo kali ah:
  • Balse ay ka soo duday oo ay kala yar cadhoodeen ninkeedii oo hadana ahayd goortaan kula taliyay inay gurigeeda iyo ninkeeda haysato.
  • "anaga waan la dagaalami doonaa mar kasta Ciidan kasta oo la keeno Soomaaliya waxaana u sheegeyna Dowladaha Deriska gaar ahaan Itoobiya in cidii halkaan timaada ay kala laaban doonto jab iyo maydadkooda..