Qeexid

"Waa; goor; sano."

Qeexid Xigta

Miile.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kal oo kali ah:
  • Sidoo kale TV-ga ayaan ilaa hadda wax saameyn ah ku yeelan xariga loo gastay agaasimaha hawada ayuuna TV-gu si caadi ah ugu jiraa.
  • Dowlada Somalia oo jirta muddo laba sano ka yar, ayaa waxay tababaratay ciidamo badan, kuwaasoo la sheegay in mushaar la'aan iyo musuqmaasuq ciidanka dhexdiisa ah ay ugu baxsadeen dhinacyada DF ay colaadu kala dhexeyso.