Qeexid

"(daaw.) Hab walba oo looga hortago cudurrada, sida: tallaalka gawraca tada iyo kixda, ama falooreynta oo looga hortago suuska ilkaha caruurta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kahortag oo kali ah:
  • Waxaa kale oo ay bulshada rayidku asaas muhiim ah u tahay dhisidda iyo dhowridda xorriyadaha, iyo kahortagga kalitalisnimo xagga maamulka iyo siyaasadda ah.
  • Kahortagga ugu wanaagsanina waa tallaalka haweenka qaan-gaadhka ah iyo sugidda nadaafada meesha u dhinta carruur tiradoodu gaadhayso 800,000. tiradanina waa ka badh inta u dhimata cudurada tallaal lagaga hortegi karo.