Qeexid
Dhibaato ka dhalata cunto la iska badiyey.
Qeexid Xigta
Gaajo; faqri.
Dhibaato ka dhalata cunto la iska badiyey.
Gaajo; faqri.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Neef afka, ama wax kale, laga siidaayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geed shiinaha koonfureed ka baxa oo caleemihiisu weligood cagaaran yihiin, lehna ubax midab cad oo udgoon.
Qeexid Xigta: Dheecaan geedka kaafuurka laga soo saaro. Kaaga1 mu.lh.l (kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]