Qeexid
(dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay.
Qeexid Xigta
(dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.
(dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay.
(dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg3
Labdhedig: -utay, -udatay
Qeexid: Kafaaro iska bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kafaaraggudo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Wax Ilaah dartii loo sameeyo ama loo baxsho sida soon, sadaqo iwm oo gef ama dembi la falay daboola.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhakafaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld dhakafaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daryeel.
Qeexid Xigta: Cid masuuliyad deeda oo la qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Wax daryeelid.
Qeexid Xigta: Wax mas'uuliyaddooda qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld dhakafaari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dammaanad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhakafaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dhakafaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -faf, -ftay
Qeexid: Wax qoyan in yar engegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-fno, m.l) Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-fnay, -fantay; -fni) Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Saxanka miisaanka.
Qeexid Xigta: Qoriga doonta lagu wado afka hore ee ballaaran.
Qeexid Kale: Dembiisha weyn ee fooxa. ld kefed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kafaalo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax in yar qallajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ballan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid.
Qeexid Xigta: Ka k.: cid dammiinasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kafafi. ld kafafis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]