Qeexid

"Daryeel."

Qeexid Xigta

Cid masuuliyad deeda oo la qaado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kafaalo oo kali ah:
  • Xorriyada Asxaabta iyo Hawlahooda 17. Xisbiyadu xuquuq bay leeyihiin Distoorka iyo Xeerka Ururada uu kafaalo qaaday.
  • Waxay xukuumaddu kafaalo qaadaysaa in ay ka bixiso lacagta fiiga jaamacadda 20-ka arday ee ugu sareeya imtixaanada dugsiyada sare ee dawladda.