Qeexid
Si kadle ah u ordid.
[-leeyay, -laysay]
kadleeeeyay
kadleeaysay
f.mg2Si kadle ah u ordid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Orod aayar ah oo afar addin lagu ordo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kadlee. ld kadlays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kadlayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si kedo ah u dhicid. ld kedi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld kabash-kabashlee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Si kadle ah u orodsiin (faras, dameer iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kadi. ld kedin, kedis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -xeeyay, -xaysay
Qeexid: Wax soconaya oo meel joogey ka wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid kab ku garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Calaf Eebbe kuu qoray; risiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Bahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Calaf Ilaah siiyay cunid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab.
Qeexid Xigta: Boqol neef oo geel ah.
Qeexid Kale: Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax dhammeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Wax deeqid, ama ka fillaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kadlaysii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]