Qeexid
(-ooyin, m.l) Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.
(-ooyin, m.l) Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si kedo ah u dhicid. ld kedi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab.
Qeexid Xigta: Boqol neef oo geel ah.
Qeexid Kale: Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kadi. ld kedin, kedis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld kadiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-dshay, -dshiday; -dshi) Kaadiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld kadiidyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kaadimacaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld kadiid yoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qandho lala jareeyo. ld kadiido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto.
Qeexid Xigta: ld kaadishirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Kadiidyo dareemid. ld kadiidoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur lo'da ku dhaca oo shilintu keento midabka kaadiduna guduud ka dhiga.
Qeexid Xigta: Cudur kelyaha dadka ku dhaca oo kaadida caseeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kadiidyood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Fal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -baday, -batay
Qeexid: Calaf Ilaah siiyay cunid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (baay.) Dareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xayawaanku, si ay ugu saaraan qashinka ka soo hadha dheefsashada. Xayawaanka sare, kaadida waxa soo saara kelyaha, waxa lagu keydiyaa kaadi haysta, waxaana laga qashinsaaraa kaadimareenka ama koloykaha. Marka laga reebo biyaha, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kaadidu ka koobantahay waxa ka mid ah: maxsuulka dheefsashada naytroojiin oo ah yuuriyo, amuuniya, asiidha yuurik iyo kiritaniin iyo ayoonno aan orgaanik ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Kacsi dareemid.
Qeexid Xigta: Wax fadhiya istaagsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: kaadi dhiigow m.l Kaadida oo dhiig soo raaco.
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Kaadi sii deyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]