Qeexid

"Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab."

Qeexid Kale

Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.

Qeexid Xigta

Boqol neef oo geel ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kadin oo kali ah:
  • Halka dadkii soo tegayay oo kolkaas dayuurad fadhiday soo daadinaysay ay ka soo baxayeen ayaan ka soo booday, laba askari oo kadinka taagan ayaa igu yidhi miyaad soo degtay?
  • Lama kabo kalsoonida luntoo ‘ kaaritaan badane Kala qaaran baahiyo dadkoo ‘ qoys ba kadin ootay Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?