Qeexid

"Dhibaato; jirrab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kadeed oo kali ah:
  • Wuxuu keydkaasi la kulmay xilli uu xadan ku joogay, mana dhici Karin in uu ka bedbaxo kadeedkii Soomaali oo idil saameeyay.
  • Xarafka dhaqaale waxoo noqon karaa dhaqaale dowladeed, dhaqaale shirkadeed ama dhaqaalaha ganacsatada.