Qeexid

"kaddib1 fk. Dib, dabadeed."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaddib oo kali ah:
  • Hadaad rabtid inaad ka qayb qaadatid Doodan Akhri Qormadan, kaddibna ka dhiibo ra’yigaaga.
  • Sheekh Jaamac ayaa hadalkiisa kusoo beegay xilli uu guddoomiyaha maxkamadda sare la wareegay xilkiisa toddobaadkii hore kaddib markii lagu dhaariyay xaflad ka dhacday xarunta madaxtooyada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne Sheekh Shariif.