Qeexid
Kadan kood u fariisasho.
[-saday, -satay]
kadankoodsoaday
kadankoodsoatay
f.mg3Kadan kood u fariisasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld kadankoodsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Si kadalloob ah oo loo fadhiisto. ld kadankoodid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Kadalloob u fariisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel dhulka ka yaraha sarreeysa oo dakhal ka hooseeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax meel kadankooday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kadankoodsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld kadankood1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kadankoodso. ld kadankoodsad, kadankoodsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kadan-koodsan. ld kadankoodsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld kadan koodsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax sida kubbadda u wareegsan ama qaab u eg leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Calaf Eebbe kuu qoray; risiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Bahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si kadalloob ah u fadhiisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jirriqaa; warriiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo.
Qeexid Xigta: ld kadalloobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Fadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kadabshiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]