Qeexid
Kacsi dareemid.
Qeexid Xigta
Wax fadhiya istaagsasho.
[-saday, -satay]
kacsoaday
kacsoatay
f.mg3Kacsi dareemid.
Wax fadhiya istaagsasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Dareenka rabidda galmo. ld kac sasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax aan degganeyn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Istaagid, joogsasho, sarakicid.
Qeexid Xigta: Maalbeelid, khasaarid.
Qeexid Kale: Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kacso. ld kacsad, kacsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dab iyo biyo ku bislaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld kabco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kacsan. ld kacsa naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld kaho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Kabo illasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bur jilicsan oo kuuskuusan oo la shiilay dhedhen macaanna leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Duleelka beejada weynaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kacdimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) ld kacdin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho.
Qeexid Xigta: Nirig naas maraq ka furasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tiro aan xad lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meel ku qarsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob.
Qeexid Xigta: Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad.
Qeexid Kale: Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo. 4. ld kacaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Hiyi kicid.
Qeexid Xigta: Hawo isbeddelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]