Qeexid

"Dareenka rabidda galmo. ld kac sasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kacsi oo kali ah:
  • Qofku hadduusan Eebbe ka cabsi iyo iimaan ku hubaysnayn, rabitaankiisa kacsi ayaa hor kaca, haddii markaasi aanu helin guur xalaal ah, siduu dembi isaga ilaaliyaa way adag tahay.
  • Waxaan qabaa in aanay waxba kordhinayn ujeeddo gaaban oo awr ku kacsi ah, mustaqbalkana wax u dhimi karta Qaranimadeenna iyo karaamada dalkeenna.