Qeexid

"eeg kacsan. ld kacsa naansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kacsanaan oo kali ah:
  • Dagaalada Magaalada Muqdisho Xaafado ka mid ah oo Xalay Saqdii dhexe aad u xoogeystay Xaalad Kacsanaan ah oo weli Muqdisho qeybo ka mid ah ka taagan..
  • Sidoo kale waxaa xaalad kacsanaan ka taagan tahay Marsada Magaalada Kismaayo oo shalay gelinkii Maleeshiyo isku uruursatay duleedka magaaladaas ay rasaas ku ridayaan Marsada, taasoo aan wax qasaare ah geysan.