Qeexid

"Wax aan degganeyn ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kacsan oo kali ah:
  • "Ciidamo booliis ah oo badan ayaa ku hareereysan Masjidka Jaamaca ah ee Nairobi, waxay doonayaan inay qabqabtaan qaar ka mid ah muslimiintii dhigayay dibadbaxa, waxaana kacsan xaalka" ayuu yiri goobjooge ku sugan Nairobi.
  • Wararku waxaa kale oo ay intaas ku darayaan in Xaaladu haatan ay aad u kacsantahayislamarkaana aysan jirin Cid ku kala dhex jirta dhibacyadaasi.