Qeexid

"ld kacdoodid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kacdoon oo kali ah:
  • Mas'uulkaan ayaa ku noolaa muddo dheer dalka Canada, isagoo dib ugu laabtay dalka markii kacdoon ay sameeyeen shacabka Muqdisho kaga itaal roonaadeen hoggaamiye kooxeedyadii xilligaas ka talinayay caasimada iyo daafaheeda.
  • Wuxuu kaloo Cadow qiray in kooxaha kacdoonka ka wada muqdisho eeysan ka marneyn dhibaatada dhacday.